Русский  English  Deutsch  Français  العربية
 Banadir24 Video >> Somali >> Gololo - Faysal Mohamed Ahmed



Gololo - Faysal Mohamed Ahmed




   http://... - New music video from a little known artist called Faysal Mohamed Ahmed; exclusive to Somalioz, for more go to Somalioz
  Uploaded: November 22, 2008 at 12:23 am
  Author: SomaliozNetwork
  Length: 00:05:56
  Rating: 5.0
  Views: 13745
  Tags: Somalioz Somali Somalia Somaliland Ogaden Kenya Djibouti Puntland Faysal Faisal Feysal Mohamed Ahmed Axmed Gololo Hargeisa Niiko Banadir Markacadey Xamar Mogadishu Oromo Heeso Hees New 2008 Download
  Email to a friend
 
Video Url:


Embed Code:


Video Comments:
missgarowe (September 17, 2009 at 10:49 pm)
Alla yaa cizak my bro. Wiilasha somaliyeed ha nooladaan.
RashidaCanada (June 11, 2009 at 5:57 pm)
Geeldoon77, wa runta walaaldumarku haday arkan in nin keedu jecel yahay oo ay naxaaris ay ka aragtoo kama xiiso goyaan
Geeldoon77 (June 10, 2009 at 11:38 pm)
Sxbyaal Habluhu hadii aad ula dhaqantid si wanaagsan oo dadnimo ku jirto Raganimadadana muujisan waa waxa ugu wanaagsan ee lala dhaqmo markaa walalayaal waxay jeceshay ogaada oo ka farxiya.. gabadhna waa sidaad u dhaqdid.... N every thing im sayin is from Experience my friends.... Somali women are the best Hana noolaadan hablaheenu
HORSEED4 (May 18, 2009 at 7:27 pm)
hadii aad ula dhaqantidsidii caruurta naaginakuu jogsonmayso markaa sidii nin u dhaqan markaa waad arki doontaa iyagoo kuyuu dheer soogalay
Dhakhso (April 29, 2009 at 5:04 am)
Tuma ayaa jecel nin aan waxba haaysan? lama sheegin ama waa mar la arag.Hadaad adigu gabadh jacaylka taqaan tahay waa wax fiican.Kuuna wanaagsan.
RashidaCanada (April 28, 2009 at 10:49 pm)
Dumarka somaliyed intooda badan ma muujiyan jacaylka wayo way xishodan.Way jiran dumar jecel nin aan waxba haysan marka ma odhan karrtid dumarkoo idiil wa danleey.
Dhakhso (April 28, 2009 at 5:32 pm)
Anigu isma lihi waay jiraan. Hadaay jiraana maaha number badan oo la sheego dumar Somaliyed oo jacayl la sheegaa hayo. Waa iska danleey!!Inta dantaasi jirto uun baa jacayl jiraa.Si xun ula dhaqmin ee iyaga ayaan intooda badani fiicneen
RashidaCanada (April 26, 2009 at 6:50 pm)
Gabdhaha somaliyed ma wada aha sidad sheegtay. Waxaan fiilaya inad adigu uun aad jecleyd gabadha lakin iyaadu ay jecleyd nin kale. Waxay hablaha somaliyed ay kugu jeclaan wayeen adiga aya garanaya.... Anigu waxaan ku odhan laha wax kabadal sidii hore ee aad gabdhaha ulaa dhaqmi jirtay. Way jiran rag badaan oo dumarkoodu jecelyihiin. Marka waxan ku odhan laha ha niyad jabiin ee halka kasii wad, iisbadaal na samee. Good Luck!
Dhakhso (April 24, 2009 at 8:33 pm)
Dumarku wax jacayl loo muujisto maaha runtii, uma qalmaana weligood.Ka xumeeya ayay jecelyihiin!!!
Dhakhso (April 24, 2009 at 8:31 pm)
Gabadh aan Jacaylu u muujiyo oo u qalanta kuma arag hablaha Somaliyed.Horta anigu shakhsiyan and I have tried alot.!!
tgadhay (April 23, 2009 at 8:50 pm)
gacmahaan kugu sidilahaa berdadaan ku qabanlahaa bogaan kugu gudbulahaa beerkaan kuu goglilahaa wadnahaygaan ku´gudulahaa ADNA YONIS CALI:d
lilsaf (April 1, 2009 at 8:17 am)
kkkk this song belong to jamac yare yall it called faraxad . mohamed faysal maa laah
1