runtii aad iyo aad ayuu u taabanyaa heeskaan qofkasta oo jecel wadankiisa hooyo waxaan lee alfanaan al ustaad axmed naaji sacad nabad iyo raaxo ku noolow insha alaah shangaani ayaan isku salaami doonaa inagoo nabad xamar cade ilaah hanoo hagaajiyo iyo be loved all somalia , my country i love yuo too much........................