Русский  English  Deutsch  Français  العربية
 Banadir24 Video >> Somali >> Baaqii nabadda



Baaqii nabadda




   Axmed naajihees somalisharero starabdalla saidheestii nabadda
  Uploaded: November 18, 2008 at 7:18 pm
  Author: Elyaj12
  Length: 00:05:24
  Rating: 4.7777777
  Views: 22724
  Tags: world music
  Email to a friend
 
Video Url:


Embed Code:


Video Comments:
somali111ful (October 28, 2009 at 10:42 am)
allw nabad nasiiiiiii ala daka san hadi wadani u ahan lahayen xalka abosto wayu ahan laha ee alow nabad nasiiiiiiiii
merockout124 (September 30, 2009 at 5:44 am)
ahmad naji wadani dhab ah ayaa tahay lakin somalida oday habar dhalinyarada xitaa ciyaal ka intey qabiil wadan wadanka ma hagagayo ee ilaah waxaan uka baryayaa in uu ilaah umada qabilka ka saro walahi wadanka waan u xisnay inaan aragno lakin dadka nolasha waxay tahay ma aysan arag ,,,,
mrjamac (September 26, 2009 at 11:58 pm)
nabadii alshabab hortagaan ilaah hanaga qabto alshabaab umadii gamaha iyo lugaha ayey ka jaraan ilaah alshabab na ga qabo alow nabaad alow nabad nabad wax ka macaan wala wayey ninkii la su aaly sidaas buu ku jawaab in ay nabadu macan tahay adba waa og tahay sxv
SAABIR1 (September 23, 2009 at 10:04 pm)
amiin
AKAWIMO (July 24, 2009 at 2:03 am)
woooooooooow amiiiiin ya alaaaaah
Qhoneyjj (June 20, 2009 at 5:46 pm)
amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiin allow nabaaaaaaaaaaaad
madheedhle (June 2, 2009 at 12:48 am)
nabad walaalayaal hees kuma timaado. waa inay qalbiga ka timaado oo dadka doortaan sidaa. dadka qaldan oo xumaha iyo sad bursiga wada qabiilka gargaarayaa waa inay taas ka baxaan oo wada noolaanta iyo nabadda horseedaan. ma la diidey taas Alle ayaa shaqadiisa qabsanaaya. Qabiilada ugu waaweyn ee Somalida ha ogaadaan taas, Alle ayaa tijaabinaaya sida ay ka yeelaan masuuliyadda. waana la arki doonaa dhamaadkeeda hadaan talada saxa ah la qaadan. anigu nabad ayaan qaatay. adiguna??? tasho.
saherdji (May 26, 2009 at 9:13 pm)
sorry
je voulais ajouter un point, mais je me suis tromper de touche.
Incha ALLAH la paix sera au rende-vous bientôt en Somalie
saherdji (May 26, 2009 at 9:12 pm)
Allahouma astour 3allal Soomaal

Amin ya ALLAH ya ALLAH
somaliegypt (March 21, 2009 at 12:12 pm)
masha alaa ahmed naji somali kuma ilabi karto aniga sii gar ah aad xasus igu leyahay hesha ahmed naji
yuusuf102 (March 13, 2009 at 4:04 pm)
love this song
FrocA402x (March 9, 2009 at 6:17 pm)
kiin2008 ilove somali amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin aammiiin
1